Wariye Jamaal Cismaan ” Shaqada warbaahintu maaha inay tebiso waxa Dowladu sheegto keliya,”

Wariye Jamaal Cismaan ” Shaqada warbaahintu maaha inay tebiso waxa Dowladu sheegto keliya,”

Wariye Jamal Osman dhowaan wuxuu BBC Africa Eye ka baahiyey barnaamij baaritaan ah oo soo bandhigay xaqiiqda dadka cudurka Carona ugu dhitay Soomaaliya oo in ka badan 20 jeer ka badan tiradii Dowladu sheegtay.

“Waxaa muhiim ah Qofka wariyaha ah ama warbaahintu inay fahmaan, Shaqadaadu maaha warka Dowlada inaad sheegto, shaqadaadu waa inaad runta sheegto xaqiiqduna intabadan waa wax Dowladu qarinayso,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com