Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye “Qoor-qoor” Ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Safarka Mada

Shirweyne looga hadlayo la dagaallanka Xagjirnimada oo ka furmay Muqdisho
Saarkiisha iyo Ciidmada Amniga oo Mogadishu ka bilaabay Howlgallo Lagu sugaayo Amniga
Madaxweynaha Galmudug oo codsi u jeediyeey Madaxda Puntland & Jubbaland (Daawo)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye “Qoor-qoor” Ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Safarka Madaxweyne Qoor qoor ayaa la xiriira la tashiyo uu la qaadan doono madaxda Qaranka.

Waa markii ugu horreysay oo uu muqdisho yimaado madaxweynaha maamulka Galmdug tan iyo markii loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmdug.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: