Wacaal daray ah: Xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya oo riday xukumadii khayre

HomeWararka

Wacaal daray ah: Xildhibaanada Barlamaanka Somaaliya oo riday xukumadii khayre

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la riday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuu

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Aayokatalinta SSC Caaqil Abshir Cabdicasiis oo Daljir u warramay
Siyaasi Cismaan Guure, “Dhismihii Puntland oo 18 Jirsanaysa iyo Furitaanka Dastuurka” (dhegayso)

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la riday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xukuumaddiisa.

Waxaa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhacday.

Buuq ayaa ka dhashay xarunta waxaana jiraa arragtiyo kala duwan oo shacabka somaliyeed ka dhibanayaan riditaanka xumadda Xasan Cali khayre.

Wixii ku soo kordha la socda insha allah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: