HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Boosaaso, Dec 29 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kuleedahay Soomaaliya, waxaana xarunta Daljir Boosaaso kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed.

Puntland oo beenisay eedayanta xildhibaanada gobollada Bay & Bakool.
Beesha Direed oo shaacisay in ay ku biirtay Puntland; xaflad soo dhawayn ah oo tallaabadan lagu maamuusay.
Hay’adda DRC oo maanta mootooyin nooca loo yaqaan Bajaaj ugu deeqday bara-kacayaasha kaamka Hala-bookhad.

Boosaaso, Dec 29 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kuleedahay Soomaaliya, waxaana xarunta Daljir Boosaaso kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: