DHEGEYSO-Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya waa cusub u beryey.

Muqdisho, Dec 29 2016-Madaxweynaha xilligiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta lahadlayey ayaa sheegay in waa cusub u beryey Soomaaliya kadib markii maalin kahor ladhaariyey barlamaanka labada aqal ee cusub.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0