RW khayre oo gaaray dhuusamareeb

RW khayre oo gaaray dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre iyo wafdi balaraan uu hogaaminayo ayaa gordhawyd ka dagay garoonka diyaaradaha Magaaladda dhuusamareeb,iyado ay soo dhaweyeen madaxda Galmudug iyo Siyaasiyin kala duwan.

RW khayre ayaa la filayaa in uu kulamo la qaato Madaxda dowlad gobaleedyada oo horey ugu shirsana dhuusamareeb shirkoodana warmurtiyeed ka soo saaray.

waxaana la filayaa in malmaha soo socda la qabto shir kale oo u dhaxeeya Madaxda dowlad gobaleedyada iyo Dowladda Federaalka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com