Caaqil Cabdisamad oo eedeyn xoogan u jeediyeey wasiir Goodax Barre (dhegayso)

Caaqil Cabdisamad oo eedeyn xoogan u jeediyeey wasiir Goodax Barre (dhegayso)

Caaqil Cabdisamed Abshir Maxamed oo kamid ah odayaasha dhaqanka Puntland ayaa eedayn u jeediyey wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo uu sheegay inuu midab kala sooc ku wado ardayda Soomaaliyeed.

Wuxuu u waramay Wariye hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com