MAANHADAL: Shirka Wadatashiga dhuusamareeb (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Shirka Wadatashiga dhuusamareeb (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadlayno shirka wadatashiga Maamul gobaleedyada ee ka

TALOKEEN:Talooyin ku saabsan Burburka Wadooyinka Puntland (dhegayso)
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Doorashooyinka 2021 (dhegayso)
MAANHADAL: Xiisada xoreynta gobalka Sanaag (dhegayso | daawo)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadlayno shirka wadatashiga Maamul gobaleedyada ee ka furmaya dhuusamareeb,Galmudug.

Shirkaas waxaa ka qayb galaya Madaxda dowlad gobaleedyada kaas oo Arrimo kala duwan looga hadli doono.

Hadaba shirkaas ayaa diradda lagu saari doona xirirka dowlad gobaleedyadda iyo dowladda dhexe.

Barnaamijka Maanhadal Qodobkaas ayuu ku saabsanyahay Maanta waxaana Xarunta Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaya wariye Khadar Cawl.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: