Madaxweynaha Koofur Galbeed oo magacaabay guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka

HomeWararka

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo magacaabay guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa Magacaabay Guddoomiyaha guddiga Shaqaal

Bander Bayla: Qoys ku sumoobay Hilib sagaaro (dhegayso)
Hoos udhaca dhaqaale ee kuyimid gobolka Garda Fuu (dhegayso)
Jaaliyadda Gobalka Sanaag ee Maraykanka oo Ciidamada Jiida Yube ku sugan Deeq garsiyeey (Daawo)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa Magacaabay Guddoomiyaha guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka KGS loogu Magacaabay inuu noqdo Sharmaake Maxamed Kuulow.

Wareegtada Magacaabista Guddoomiyaha Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Sharmaake maxamed uu kusoo baxay Imtixaan laga qaaday xubno dhowr ah oo ku tartamay xilka Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka KGS, sidaasina lagu Magacaabay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: