Barnaamijka Hobol & Halabuur: Al Fannaan Xasan Wado (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Barnaamijka Hobol & Halabuur: Al Fannaan Xasan Wado (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawaada Barnaamijka Hobol iyo halabuur oo Habeen walba oo jimce ah aad ka dhegaystaan Warbaahinta Daljir. Todobaadkana waxaa marti ku ah Barnaamijka Fanaanka caanka ah ee Xasan wado oo in badan oo idin kamid ah aad garanaysaan. Barnaamijka Waxaa Xarunta Daljir ee Garoowe ka soojeedinaya Wariye Khadar Cawl!

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka (Xaawo Axmed – dhegayso)
Itoobiya: Caddaalad Looma Helin Dilalka ka Dhaca Deegaanka Soomaalida
BADBAADO: HALISTA COVID-19 WELI WAA MIG TAAGAN LEHNA SAAMEYN DARAN

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawaada Barnaamijka Hobol iyo halabuur oo Habeen walba oo jimce ah aad ka dhegaystaan Warbaahinta Daljir. Todobaadkana waxaa marti ku ah Barnaamijka Fanaanka caanka ah ee Xasan wado oo in badan oo idin kamid ah aad garanaysaan.

Barnaamijka Waxaa Xarunta Daljir ee Garoowe ka soojeedinaya Wariye Khadar Cawl!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: