Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u duulay dalka Turkiga

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u duulay dalka Turkiga

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa saaka safar ugu baxay Dalka Turkiga.

Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, kusii sagootiyey xubno isugu jira Goleyaasha Dowladda iyo saraakiil Madaxtooyo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com