HomeUncategorized

DHEGEYSO-Mid kamid ah isimada Puntland oo kahadlay arrimaha doorashada.

Garoowe, Dec 18 2016-Boqor Cabdulaahi Axmed Cali oo ka Mid ah Isimada Waaweyn ee Puntland ayaa Saka Mar Nagu Soo Booqday Xarunta Idaacadda Daljir eee Garoowe Waxaa uu ka Hadlay Arimo La Xiriira Soo Celinta Xubnaha iyo inta Xubnood ee uu Asagu Saxiixi Jiray .

DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Talaado_03
Barnaamijka Maslaxo – Fan-masraxeed odorasaya doorka Islaamka & dagaalada Somaliya. [Dhegaysi …]
DHAGEYSO: Isimada Puntland oo ka hadlay Shirka u furmaya DFS & Puntland
Garoowe, Dec 18 2016-Boqor Cabdulaahi Axmed Cali oo ka Mid ah Isimada Waaweyn ee Puntland ayaa Saka Mar Nagu Soo Booqday Xarunta Idaacadda Daljir eee Garoowe Waxaa uu ka Hadlay Arimo La Xiriira Soo Celinta Xubnaha iyo inta Xubnood ee uu Asagu Saxiixi Jiray .
 
Boqor Cabdulaahi ayaa Beeniyay Warar Sheegay in uu Boqorku Saxiixijiray Hal Xubin oo Baarlamaka Dawlada Dhexe Taas oo uu Wxaba kama Jiran ku Tilmaamay, waxaa Waraysigan la Yeeshay Cabdi Xakiin Xuseiin Xasan 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: