Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Bulshada ku dhaqan degaanka bali abees oo katirsan degmada burtinle ayaa ka soo qaybqatay markii labaad dhismaha laamiga dhexmara degmada burtinle gudiga degnkas ayaa gudiga hormarinta degmada waxay ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 20 malyan oo shilin somaaliya. Wariye Axmed Cabdi Axmed ayaa Warbixintan Burtinle ka soo diray.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo
Wacal daray ah: Ciidanka SSC-Khaatumo oo nolasha ku qabtay Taliye Faysal Cabdi Bootan
QM oo walaac ka muujisay Go’aanka Itoobiya ay ku ceyrisay 7 Sarkaal

Bulshada ku dhaqan degaanka bali abees oo katirsan degmada burtinle ayaa ka soo qaybqatay markii labaad dhismaha laamiga dhexmara degmada burtinle gudiga degnkas ayaa gudiga hormarinta degmada waxay ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 20 malyan oo shilin somaaliya.

Wariye Axmed Cabdi Axmed ayaa Warbixintan Burtinle ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: