HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xanuunka Daacuunka oo ka dilaacay Godob-jiraan.

Godob-jiraan, Dec 14 2016 -Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal iyo deegaamada hoosyimaada ee dhowaan lagula dagaalamay Alshabaab ayaa sheegaya inuu ka dilaacay Cudurka Daacuun ama Daba-dhiig.

“Waxaa jira dad curyaaminaya amniga iyo dhaqaalaha Puntland, sidoo kale waxaa jirta abaar aad u daran ee aan u kacno” C/Sammed Cali Shire.
Al-shabaab oo qarax ismiidaamin iyo weerar toos ah maanta ku qaaday saldhiga dhexe ee Beledweyne
FAAH-FAAHIN: Is-casilaadda Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland (Dhagayso)

Godob-jiraan, Dec 14 2016 –Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal iyo deegaamada hoosyimaada ee dhowaan  lagula dagaalamay Alshabaab ayaa sheegaya inuu ka dilaacay Cudurka Daacuun ama Daba-dhiig.

Xanuunkaan ayaa lasheegay inuu fara kulul kuhayo dadka kunool deegaamadaasi oo ay horay saamayn ugu yeelatay abaarta culus ee kajirta Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: