Madasha Xisbiyada oo sheegay in DFS ku fashilantay doorasho qof iyo cod ah inay qabato

HomeWararka

Madasha Xisbiyada oo sheegay in DFS ku fashilantay doorasho qof iyo cod ah inay qabato

Qoraal ay soo saareen xisbiyada ku bahoobay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka inay ku fashilantay qabashada doorashada qof

Taliye Xijaar oo kormeer ku tagay xarumaha ay Ergada gobolka Bari ku dooranayaan Xildhibaanada (daawo)
C/raxmaan C/shakuur “Al-Shabaab waxay ku milmeen hay’adaha Amniga iyo Dakhliga”
Maxay ka wada hadleyn Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Imaaraadka Carabta

Qoraal ay soo saareen xisbiyada ku bahoobay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka inay ku fashilantay qabashada doorashada qof iyo cod ah,iyagoo ku baaqay shirweyne deg-deg ah.

War Saxaafadeedkan ayaa loogaga hadlay qoddobada dhowaan ay dhowaan hordhigeen baarlamaanka federalka guddiga baarlamaanka federalka u qaabilsan arrimaha doorashooyinka,waxaana loogu baaqay Golaha Shacabka inuusan ansixin dhammaan qodobada ay guddigan u soo gudbiyeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: