Shacabka degmadda Buhoodle oo ka horyimid Shirka Jabuuti (Daawo)

Shacabka degmadda Buhoodle oo ka horyimid Shirka Jabuuti (Daawo)

Shacabka Buuhoodle oo kasoo horjeestey wada haadalada dowlada Federalka ah iyo maamulkaa Somaliland “Hadaanu nahay dadka SSC majirto cid nagu metesha shirka Jabuuti, Muuse wakiil nagama aha Somaliland kama tirsanin, waxa kaasoo baxana nama khuseeyaan.”

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com