Khatarta COVID-19 iyo dayaca goobaha Timaha lagu jarto (dhegayso)

Khatarta COVID-19 iyo dayaca goobaha Timaha lagu jarto (dhegayso)

Xili Khataraga cudurka karoonaha dunida ay ku soo badanayso,haddana waxaa jiraa in somaalida aysan dareensanayn khatarta cudurkan safmareenka ah.

Goobaha Timaha lagu jarto Magaaladda Gaalkacyo waa kuwo tiro badan,haddana haysan wax qalab ka hortag ah cudurkan,iyado aysan jirin habayarate wax qalab ah oo ay isticmalayaan.

Warbixintan Wariye Hodan Sulub Diini ayaa inoo diyaarisay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com