HomeUncategorized

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu diley magaalada Stockholm ee dalka Sweden.

Stockholm, Dec 03 2016-Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa sheegaya in labo dhalinyaro Soomaali ah xalay lagu diley magaaladaasi.

Axmed C Salad: Dad badan ayaannu u haynaa dilalkii laga fuliyay Gaalkacyo 2-dii sano ee la soo dhaafay.
M/weyne Faroole oo xarigga ka jaray madaarka cusub ee Garowe & madax kale oo ka hadashay baahida & dhismaha madaarka Garowe.
DHEGEYSO-Soomaaliya oo shir caalami ah kaga qaybgashay New York.

Stockholm, Dec 03 2016-Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa sheegaya in labo dhalinyaro Soomaali ah xalay lagu diley magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in wiilashu ay fadhiyeen goob maqaayad ah oo kutaala xaafada ay Soomaalidu ku badan tahay ee Rinkeby , waxaana wiilashan mar qura soo weeraray rasaasna la dhacay kooxo hubeesan oo watay gaari yar.



Ciidamada booliiska magaalada Stockholm ayaa daqiiqado kadib soo gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxa ayna ciidamada wadaan baaritaano ku a

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: