Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Gudi magacaabay

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Gudi magacaabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magacaabay Guddi loo xilsaray maalmaha xuriyada Soomaaliya ee Dalkeena 26 jun/1luulyo.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 13 Xubnood ayaa laga soo kala xulay Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo,waxaana guddigaan ay shaqadooda tahay qaban qaabada iyo diyaarinta sida ay u dhaceyso munaasadda maalmaha xuriyada Soomaaliya .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com