HomeUncategorized

Beelaha Banaadiriga oo Muqdisho ku dooranaya xildhibaanada aqalka hoose.

Muqdisho, Nov 30 2016-Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay si rasmi ah uga dhacdo doorashada beelaha Banaadiriga, sida ay horay u shaaciyeen Guddiga doorashooyinka dadban ee dalka.

Jubbaland oo Nabad ugu Baaqday Beelo walaalo ah oo ku Dagaalamay Puntland
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan.
Golaha xukuumadda Puntland oo yeeshay kulan aan caadi ahayn.

Muqdisho, Nov  30 2016-Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay si rasmi ah uga dhacdo doorashada beelaha Banaadiriga, sida ay horay u shaaciyeen Guddiga doorashooyinka dadban ee dalka.

Warbixinadii hore sida lagu sheegay waxaa lagu wadaa in la soo doorto Xildhibaano gaaraya 3 Xildhibaan oo ka mid noqon doona Baarlamaanka cusub ee dalka, waxaana ay kadhacaysaa Xarunta Gaadiidka Booliska.

Ciidamada ammaanka ayaa saaka aroor hore la dhigay wadooyinka soo galay Xarunta Gaadiidka Booliska oo ku taalo Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: