Beelaha Banaadiriga oo Muqdisho ku dooranaya xildhibaanada aqalka hoose.

Muqdisho, Nov  30 2016-Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay si rasmi ah uga dhacdo doorashada beelaha Banaadiriga, sida ay horay u shaaciyeen Guddiga doorashooyinka dadban ee dalka.

Warbixinadii hore sida lagu sheegay waxaa lagu wadaa in la soo doorto Xildhibaano gaaraya 3 Xildhibaan oo ka mid noqon doona Baarlamaanka cusub ee dalka, waxaana ay kadhacaysaa Xarunta Gaadiidka Booliska.

Ciidamada ammaanka ayaa saaka aroor hore la dhigay wadooyinka soo galay Xarunta Gaadiidka Booliska oo ku taalo Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com