Maamulka degmada Ufayn oo ka warbixiyay roobab ka da’ay Uurcaleed (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka degmada Ufayn oo ka warbixiyay roobab ka da’ay Uurcaleed (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Ufayn ee gobolka Bari Cadaysay Cabdi Cadaysay ayaa ka waramay roobab sacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanada Uurcaleed. wuxuu faahfaahin dheraad ah Radio Daljir ka siyeey khasaaraha ka dhashay robaabkaas iyo sida ay saaka xaaladu tahay. Wariyaha Daljir ee Ufayn Cabdiraxmaan Kuubaan ayuu khadka taleefanka uga waramay.  

Garaad Jaamac Garaad Cali, “Waxaanu ka talinay Midnimada SSC-KHAATUMO.”
Madaxweynaha Awdal oo si caro leh ula hadlay shacabkiisa, una sheegay in ay ka dhiidhiyaan gumaystaha Somaliland
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Ufayn ee gobolka Bari Cadaysay Cabdi Cadaysay ayaa ka waramay roobab sacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanada Uurcaleed.

wuxuu faahfaahin dheraad ah Radio Daljir ka siyeey khasaaraha ka dhashay robaabkaas iyo sida ay saaka xaaladu tahay.

Wariyaha Daljir ee Ufayn Cabdiraxmaan Kuubaan ayuu khadka taleefanka uga waramay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: