Maamulka degmada Ufayn oo ka warbixiyay roobab ka da’ay Uurcaleed (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn oo ka warbixiyay roobab ka da’ay Uurcaleed (dhegayso)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Ufayn ee gobolka Bari Cadaysay Cabdi Cadaysay ayaa ka waramay roobab sacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanada Uurcaleed.

wuxuu faahfaahin dheraad ah Radio Daljir ka siyeey khasaaraha ka dhashay robaabkaas iyo sida ay saaka xaaladu tahay.

Wariyaha Daljir ee Ufayn Cabdiraxmaan Kuubaan ayuu khadka taleefanka uga waramay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com