Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale kale lagu wareejiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale kale lagu wareejiyeey (dhegayso)

iyadoo ay iska soo dabadhacayan degaanada hoos yimada degmada burtinle kana qaybqadanayan dhismaha laamiga Burtinle ayaa gudiga degaanka xamar kor ee gobalka Nugaal waxay maanta ku warejiyen gudiga hormarinta degmada 20 malyan oo shilin somaliya ayna ku deqen dadka degankas ku nool. Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa Warbixintan Burtinle ka soo diray.

Waxgaradka Gobalka Sanaag oo Ka Hadlay Dagaaladda kadhaca Buuraha Calmadow Sanaag (dhegayso)
Dowladda Jarmalka: Jidka Garoowe-Gaalkacyo waa fashilmay waana la noqonay lacagtii mashruuca
Fursado iyo Jagooyin ka Bannaan Golaha Aqalka Sare (Somali Senate)

iyadoo ay iska soo dabadhacayan degaanada hoos yimada degmada burtinle kana qaybqadanayan dhismaha laamiga Burtinle ayaa gudiga degaanka xamar kor ee gobalka Nugaal waxay maanta ku warejiyen gudiga hormarinta degmada 20 malyan oo shilin somaliya ayna ku deqen dadka degankas ku nool.

Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa Warbixintan Burtinle ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: