Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale kale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale kale lagu wareejiyeey (dhegayso)

iyadoo ay iska soo dabadhacayan degaanada hoos yimada degmada burtinle kana qaybqadanayan dhismaha laamiga Burtinle ayaa gudiga degaanka xamar kor ee gobalka Nugaal waxay maanta ku warejiyen gudiga hormarinta degmada 20 malyan oo shilin somaliya ayna ku deqen dadka degankas ku nool.

Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa Warbixintan Burtinle ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com