Puntland oo ku guulaysatay samaynta laami casri ah (Daawo)

HomeWararka

Puntland oo ku guulaysatay samaynta laami casri ah (Daawo)

Waddooyinkan ayaa horay u baaba'ay, waxaana guddiga horey uu u sameeyey waddooyin kalle oo loogu talagalay in lasii adeegsado iyo haddii wadada laamig

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay duqayntii xalay Israa’iil u geysteen Isbitaalka Al-ahli ee Gaza
Schoolka Xaaji Cali Qardho oo lagu qabtay munaasabad lagu xusayey maalinta calanka
Waraysi Madaxweyne Gaas: “Waa Mid ka Baaraandeg u Baahan Dhaqangelinta Qodobada Shirka London” (dhegayso)

Waddooyinkan ayaa horay u baaba’ay, waxaana guddiga horey uu u sameeyey waddooyin kalle oo loogu talagalay in lasii adeegsado iyo haddii wadada laamiga uu waxyeelo soo gaaraan.

Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo safar ku maray oo muuqaalka duubay ayaa kadib booqday xafiiska guddiga shaqadan dhismaha qabtay , gaar ahaana Injineerka wadadan Aadan Yuusuf Barre.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: