Puntland oo ku guulaysatay samaynta laami casri ah (Daawo)

Puntland oo ku guulaysatay samaynta laami casri ah (Daawo)

Waddooyinkan ayaa horay u baaba’ay, waxaana guddiga horey uu u sameeyey waddooyin kalle oo loogu talagalay in lasii adeegsado iyo haddii wadada laamiga uu waxyeelo soo gaaraan.

Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim oo safar ku maray oo muuqaalka duubay ayaa kadib booqday xafiiska guddiga shaqadan dhismaha qabtay , gaar ahaana Injineerka wadadan Aadan Yuusuf Barre.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com