HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xukuumadda iyo culimada Puntland oo baaq si wadajir ah usoo saaray.

Garoowe, Nov 26 2016-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo saaka warfidiyeenka kula hadlay aqalka madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa diray qayladhaan ku aadan sidii loogu gurman lahaa dadka abaartu saamaysay.

Axmed Baasto ?Boolis ayaa ka hortegaya dilalka Aanada ku salaysan ee reer miyiga Galmudug?
Wasiirka kalluumaysiga Puntland & waftigiisii oo kulamo la leh qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Cayn.
Baydhabo oo lagu toogtay rag ku eedaysanaa in ay ka dambeeyeen qaraxii 28-kii February 2016

Garoowe, Nov 26 2016-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo saaka warfidiyeenka kula hadlay aqalka madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa diray qayladhaan ku aadan sidii loogu gurman lahaa dadka abaartu saamaysay.

Warbixin-Cabdixakiin Xuseen Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: