Robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)

HomeWararka

Robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)

Degaanka Xargadheere ee gobalka Sanaag wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in uu ka da’ay roob khasaare geeystay oo dumiyeey guryo farabadan sida ay Daljir u shegeen dadka degaanka. Guddoomiyaha degaankaas Xargadheere oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in robaab dabaylo wata uu ka da’ay deganaas,kuwaas oo saamayeey qoysaas kala duwan.

RIYADII RUMOWDAY JIGJIGA ILLAA GARACAD
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 15-JANUARY-2023
Agaasimihii hore ee NISA Sanbaloolshe ayaa ku guulaystay kursiga HOP 058.

Degaanka Xargadheere ee gobalka Sanaag wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in uu ka da’ay roob khasaare geeystay oo dumiyeey guryo farabadan sida ay Daljir u shegeen dadka degaanka.

Guddoomiyaha degaankaas Xargadheere oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in robaab dabaylo wata uu ka da’ay deganaas,kuwaas oo saamayeey qoysaas kala duwan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: