Site icon Radio Daljir

Robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degaano ka tirsan gobalka Sanaag (dhegayso)

Degaanka Xargadheere ee gobalka Sanaag wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in uu ka da’ay roob khasaare geeystay oo dumiyeey guryo farabadan sida ay Daljir u shegeen dadka degaanka.

Guddoomiyaha degaankaas Xargadheere oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in robaab dabaylo wata uu ka da’ay deganaas,kuwaas oo saamayeey qoysaas kala duwan.

Wareysi Xarga Dheere Sanaaag By Hodan Sulub Diini by Radio Daljir

Exit mobile version