Maamulka Jubbaland oo shaacisay waqtiga ay qaadeyso imtixaanka dugsiyada Sare

HomeWararka

Maamulka Jubbaland oo shaacisay waqtiga ay qaadeyso imtixaanka dugsiyada Sare

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta shaacisay wakhtiga lagalaayo imtixaanka shahaadiga ah ee Iskuula

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 22aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo sheegay in la soo weeraray
Cadaado oo Maanta Farmajeysan!

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta shaacisay wakhtiga lagalaayo imtixaanka shahaadiga ah ee Iskuulada ku yaalla deegaannada Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay wakhtiga la qadaayo imtixanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose,kaas oo ku beegnaa 6-da bisha June.

Wasaaradda Qoraalkeeda waxaa ay ku shaacisay in imtixanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose ee deegaannada Jubbaland la galayo 11/7/2020.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: