HomeUncategorized

DHEGEYSO-Tartan kubadda cagta ah oo ka furmay magaalada Garoowe.

Garoowe, Nov 22 2016-Daahfurka koobkaani ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka shaqada shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulle, agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Axmed Tigaana, madaxda xiriirka kubadda cagta Puntland, maamulka ciyaaraha gobolka Nugaal iyo boqolaal dadweyne ah oo ciyaarta daawanayey.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Boosaso)
Maamulka gobalka Banaadir oo digniin culus soo saaray
AMISOM oo Dishay dad Rayid ah

Garoowe, Nov 22 2016-Daahfurka koobkaani ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka shaqada shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulle, agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Axmed Tigaana, madaxda xiriirka kubadda cagta Puntland, maamulka ciyaaraha gobolka Nugaal iyo boqolaal dadweyne ah oo ciyaarta daawanayey.

Koobka oo ay ka qaybgelayaan kooxaha Comsed Galkacyo, Horseed Garoowe, Garoowe City iyo kooxda katimid Australi ayaa waxaa lagu furay kooxaha Garoowe city iyo Australia, waxaana ay dhibcaha ku kala qaybsadeen 1 gool iyo hal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: