HomeUncategorized

DHEGEYSO-Olole gurmad ururin ah oo ka bilowday magaalada Boosaaso.

Boosaaso, Nov 20 2016--Jimciyadda TADAAMUN ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka bilowday olole ballaaran oo ay magaaladaasi kaga ururinayso gurmad lagaarsiinayo dadka abaaruhu saameeyeen.

Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Aqbalay Codsi Uga Yimid Odayaasha Soomaaliland.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.
Ray-sul wasaare Cumar Cabdirashid oo si aan loo kala harin loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Boosaaso, Nov 20 2016–Jimciyadda TADAAMUN ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka bilowday olole ballaaran oo ay magaaladaasi kaga ururinayso gurmad lagaarsiinayo dadka abaaruhu saameeyeen.

Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Bari Axmed Cali Cabdilaahi Ciri, oo daahfuray barnaamijka ayaa ugu baaqay shacabka kunool magaalada Boosaaso inay ka qayb qaataan gurmadkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: