DHEGEYSO-Olole gurmad ururin ah oo ka bilowday magaalada Boosaaso.

Boosaaso, Nov 20 2016–Jimciyadda TADAAMUN ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka bilowday olole ballaaran oo ay magaaladaasi kaga ururinayso gurmad lagaarsiinayo dadka abaaruhu saameeyeen.

Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Bari Axmed Cali Cabdilaahi Ciri, oo daahfuray barnaamijka ayaa ugu baaqay shacabka kunool magaalada Boosaaso inay ka qayb qaataan gurmadkaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com