HomeUncategorized

DHEGEYSO-Taliyaha cusub ee Booliska gobolka Nugaal oo xilka lawareegey.

Garoowe, Nov 19 2016--Taliyihii qaybta booliska gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta waxa uu xilka ku wareejiyey taliyaha cusub ee qaybta Cabdirashiid Maxamuud Aw-xuseen (Xinjara-dhuuq).

USA oo sheegay raggii lagu beegsaday Baraawe iyo Telegraph oo shaaciyey saraakiil la dilay
Francois Hollande oo maanta loo dhaarinayo madaxtinimada Faransiiska
Guddoomiyihii degmada Xamar Jajab Axmed Sh. Maxamuud oo u geeriyooday qarax miino oo lala beegsaday.

Garoowe, Nov 19 2016–Taliyihii qaybta booliska gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta waxa uu xilka ku wareejiyey taliyaha cusub ee qaybta Cabdirashiid Maxamuud Aw-xuseen (Xinjara-dhuuq).

Gudiga nabadgelyada gobolka Nugaal iyo saraakiil katirsan booliska Puntland ayaa kusugna xarunta taliska booliska gobolka Nugaal oo xilwareejintu kadhacday maanta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: