DHEGEYSO-Taliyaha cusub ee Booliska gobolka Nugaal oo xilka lawareegey.

Garoowe, Nov 19 2016–Taliyihii qaybta booliska gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta waxa uu xilka ku wareejiyey taliyaha cusub ee qaybta Cabdirashiid Maxamuud Aw-xuseen (Xinjara-dhuuq).

Gudiga nabadgelyada gobolka Nugaal iyo saraakiil katirsan booliska Puntland ayaa kusugna xarunta taliska booliska gobolka Nugaal oo xilwareejintu kadhacday maanta.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com