HomeUncategorized

DHEGEYSO-Musharax Cali Xaaji Warsame oo kahadlay arrimaha Galkacyo iyo doorashada 2016.

Kismaayo, Nov 16 2016--Wasiirkii hore ee waxbarashada dowladda Puntland ahna musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya Cali Xaaji Warsame oo waraysi dheer siiyey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay arrimaha Galkacyo.

(Sawirro) Halkee marayaa tartankii kubadda cagta gobolka Mudug.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Khamis_29
Sawiro Dhagaysiga Khudbadaha Xubnaha Aqalka Sare ee Puntland oo galabtay la Soo gabagabeeyay

Kismaayo, Nov 16 2016–Wasiirkii hore ee waxbarashada dowladda Puntland ahna musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya Cali Xaaji Warsame oo waraysi dheer siiyey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay arrimaha Galkacyo.

Dr Cali Xaaji Warsame,  ayaa waraysiga kaga hadlay xiisadaha colaadeed ee magaalada Galkacyo, heshiiskii dhexmaray Puntland iyo Galmudug iyo arrimaha doorashada Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: