(Sawirro) Halkee marayaa tartankii kubadda cagta gobolka Mudug.

Gaalkacyo, Jan 18- Waxaa heerka kala harka ku dhaw tartanka kubadda cagta ee gobolka Mudug, kaasoo toddobaadyaddii ugu danbeeyay si xiiso iyo xamaasad leh oga socday fagaaraha Cawaale ee Gaalkacyo.


Kooxaha qaar ayaa mar horeba xaqiiqsaday inay ka soo baxeen khaanadaha wareegyada halka kuwo kalana ay boorsooyinkooda ka laab-laabanayaan horyaalkani.


Shalay kooxda Yamays ayaa ka badisay kooxda Shaam-blus ka dib markii 2-0 ay ugu kala qaybisay labadii qaybood ee ciyaarta.


Kooxda Yamays ayaa hada rajo wanaagsan ka qabta inay soo gudubto hase ahaatee kooxo waaweyn oo GSS ex STG ay ka mid tahay ayay xaalka ku xun yihiin.


Nala wadaag sawiradii ciyaartii shalay Yamays Vs Shaam-blus.

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

?

Daljir Gaalkacyo

(S).

?


?

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com