MAANHADAL: Fadliga Tobanka dambe ee Ramadaan (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Fadliga Tobanka dambe ee Ramadaan (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal meel walba oo aad dunida ka joogaan ku soo dhawaada Barnaamijka MAANHADAL,oo todobaad walba mowduuc gooni ah

Maanhadal Feb,8, 2013, Axmed Sh Maxamed Tallman, ( Daljir Boosaaso )
MAANHADAL: Maxaa uqab soomay madaxweyne Deni? 100 maalmood kadib xiligii doorashadiisa (dhegayso)
MAANHADAL: Xaalka gobolka Sool | maxay ka dhigan tahay doorka Madaxweyne Geellaha Jabuuti ee Sool?

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal meel walba oo aad dunida ka joogaan ku soo dhawaada Barnaamijka MAANHADAL,oo todobaad walba mowduuc gooni ah ku soo qaadano.

Todobaadkan Barnaamijka wuxuu ku saabsanyahay Fadliga tobanka dambe ee Bisha Ramadaan ee gabagabada ku dhow,waxaana Xarunra Daljir ee Boosaaso ku marti ah culumo kala duwan.

Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa ka soo jeedinaya Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: