Kisaaska Covid-19 ee gobalka Banaadir oo hoos u dhac ku yimid (Daawo)

Kisaaska Covid-19 ee gobalka Banaadir oo hoos u dhac ku yimid (Daawo)

Lataliyaha Sare ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maxamed Maxamud Cali (Fuje) ayaa ka hadlay ku faafidda uu caabuqa kusii baahay Gobollada dalka iyadoo oo ay shalay Banaadir gashay booska 3aad oo xanuunka hoos u dhac yar sameeyay lakiin uu koror muuqda ka sameeyay Gobollada.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com