Biriq xalay 40 Neef oo Geel ah ku dishay gobalka Mudug (dhegayso)

Biriq xalay 40 Neef oo Geel ah ku dishay gobalka Mudug (dhegayso)

Roobab mahiigaan ah oo xalay saqdii dhexe ka billowday deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa la soo sheegaya inay khasaare lixaadleh geeysteen.

Xoolaha dhaqataya Tuuladda Qoriile oo jirta Degmadda Bacaadweyn 12 KM Ayaa u sheegay Radio Daljir in Geel gaaraya 40 Ay xalay Biriq ku dhacday.

Siciid Cabdulaahi Cumar oo ah xoola dhaqatada Dhibaatadan soo gaadhay Xalay Ayaa Arrimahaas iyo khasaaraha ka dhashay roobkaas Daljir uga waramay

Hoos kaga bogo.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com