HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka degmada Burtinle oo booqday deegaamada abaartu saamaysay.

Burtinle, Nov 15 2016--Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa kamid ah deegaamada ay sida weyn u saamaysay abaarta baahsan ee kajirta deegaamada Puntland ayaa laga soo sheegayaa xaalad qalafsan.

Amaanka iyo dhaq-dhaaqa ganacsiga Boosaso oo maanta caadi ah xili xalay la weeraray xabsiga dhexe
Dawladda Sucuudiga oo ka odayeysay, xabbad joojinna dhex dhigtay dawladda iyo mucaaradka Yemen.
Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garowe oo la Bilaabayo Bisha Danbe

Burtinle, Nov 15 2016–Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa kamid ah deegaamada ay sida weyn u saamaysay abaarta baahsan ee kajirta deegaamada Puntland ayaa laga soo sheegayaa xaalad qalafsan.

Maamulka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal oo ay weheliyeen qaar kamid ah Hay’aaha samafalka ee gobolka Nugaal ayaa kormeeray deegaamada miyiga ah ee degmada hoosyimaada, iyagoona warbixino kadhegeystey qaar kamid ah dadka xooladhaqatada ah kana qaybgalay isu soobaxyo roobdoona ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: