DHEGEYSO-Maamulka degmada Burtinle oo booqday deegaamada abaartu saamaysay.

Burtinle, Nov 15 2016–Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa kamid ah deegaamada ay sida weyn u saamaysay abaarta baahsan ee kajirta deegaamada Puntland ayaa laga soo sheegayaa xaalad qalafsan.

Maamulka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal oo ay weheliyeen qaar kamid ah Hay’aaha samafalka ee gobolka Nugaal ayaa kormeeray deegaamada miyiga ah ee degmada hoosyimaada, iyagoona warbixino kadhegeystey qaar kamid ah dadka xooladhaqatada ah kana qaybgalay isu soobaxyo roobdoona ah.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com