HomeUncategorized

DHEGEYSO-Nabadoonada gobolka Bari oo soodhoweeyey nabadaynta Galkacyo.

Boosaaso, Nov 15 2016-Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Bari ayaa soodhoweeyey heshiiskii hordhaca ahaa ee magaalada Galkacyo kudhexmaray madaxda dowladda Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug.

Itoobiya oo weli baaraysa 5 qof oo ku eedaysan in ay ku lug leeyihiin weerar hore oo la fashiliyey
Ninkii lagu helay dambiga dilkii alla ha u naxariistee Nabaddoon Walloore oo maanta lagu qisaasay Garowe.
Shacabka iyo maamulka Jubba oo $100 kun ugu deeqay dadkii ku waxyeeloobay Puntland (Dhegeyso)

Boosaaso, Nov 15 2016-Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Bari ayaa soodhoweeyey heshiiskii hordhaca ahaa ee magaalada Galkacyo kudhexmaray madaxda dowladda Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug.

Afhayeenka nabadoonada gobolka Bari nabadoon Cabdulqaadir Axmed Xarago, oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa ugu baaqay labada dhinac inay dhowraan heshiiska kana shaqeeyaan sidii nabad waarta loo gaari lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: