HomeUncategorized

DHEGEYSO-Bahda waxbarashada Puntland oo ka qaybqaadanaysa gurmadka abaarta.

Garoowe, Nov 15 2016--Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa bilowday ololihii ugu ballaarnaa ee ay kaga qaybqaadanayso gurmadka abaarta baahsan ee kudhufatay deegaamada Puntland.

Shir Odayaasha deegaanka iyo Maamulka uga socdey Galdogob oo guul kusoo dhamaaday (Dhegayso)
Badhan: Mudaaharaad looga soo horjeedo Somaliland; Is-rasaasayn aan cidi wax ku noqon oo dhex martay ciidanka Puntland & koox u dabaal degaysa xuska 18-ka May.
Baahin: Khamiis, Oct 20, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Ciidanka dawlada federaalka oo la wareegay Dayniile, fariisinkii ugu dambeeyey ee Al-shabaab, kuna sii jeeda G. Shabeelada; R/wasaare Gaas oo hub kala wareegay Yusuf Indhacade oo ka mid ah siyaasiyiinta hubaysan ee Muqdisho; Shacabka reer Boocame, Sool oo ka cabanaya xaalufin lagu hayo dhul-daaqsinka xoolaha.

Garoowe, Nov 15 2016–Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa bilowday ololihii ugu ballaarnaa ee ay kaga qaybqaadanayso gurmadka abaarta baahsan ee kudhufatay deegaamada Puntland.

Warbixin-Cabdixakiin Xuseen Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: