Xildhibaano iyo Wasiiro ku sugan degmadda Waaciye ee gobalka karkaar (dhegayso)

Xildhibaano iyo Wasiiro ku sugan degmadda Waaciye ee gobalka karkaar (dhegayso)

Degmadda waaciye ee Gobolka karkara waxaa ku sugan Wasiir ku xigeeno iyo xildhibano ka tirsan labada Aqal ee Soomaliya kuwaas oo degaanka ka soo jeeda bulshada ayey ku wacyigalinayaan inay raacaan talooyinka caafimaad si looga adkaad xanuunka Covid-19 oo degaanka laba qof ku dilay dhowr kalena laga helay oo ay hada u jiifaaan.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Qardho ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com