HomeUncategorized

DHEGEYSO-Isu soobax roob-doon ah oo maanta kadhacay iyo mas’uuliyiin kahadlay.

Garoowe, Nov 14 2016--Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa kadhacay isu soobax ballaaran oo roob doon ah iyadoona ay ka qaybgaleen madaxda dowladda Puntland iyo boqolaal kamid ah shacabka kunool magaalada Garoowe.

Sheikh Shariif oo Soomaalida ugu baaqay in ay ka faa?iidaystaan horumarka ka socda dalka
“Dowladdu waxay diyaar u tahay wada hadal inay la gasho Al-Shabaab” R/wasaare Gaas.
Puntland oo ku baaqday in ay gogol nabadeed u fidinayso kooxaha ku dagaalamaya Muqdisho. Dhegaysi …

Garoowe, Nov 14 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa kadhacay isu soobax ballaaran oo roob doon ah iyadoona ay ka qaybgaleen madaxda dowladda Puntland iyo boqolaal kamid ah shacabka kunool magaalada Garoowe.

Wasiirka caddaaladda Saalax Xabiib Jaamac iyo Wasiir ku-xigeenka arrrimaha gudaha Cabdullaahi Xaasi Qoob-doore ayaa kamid ahaa mas’uuliyiintii kahadlay salaadda roob-doonta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0