Shacabka dagmada qandala oo cabasho ka muujiyay maamulka degmada (dhegayso)

Shacabka dagmada qandala oo cabasho ka muujiyay maamulka degmada (dhegayso)

Qaaar ka mid ah odayaasha dagmada qandala ee gobolka bari oo laso xiriiray warbaahinta daljir ayaa cabasho ka muujiyay waxqabadka maamulka degmadaasi.

Odayaashaas la soo xiriray Radio Daljir ayaa shegay inay ka cabanayaan maamulka isla markaana Maamulka halkaas kajira aysan wax ka qaban Baahiya shacabku ay qabaan.

Wariye Saynab Cabdinuur maxamed ayeey u warameen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com