RW khayre oo la shiray Guddiga ka hortaga & Wacyigalinta Covid-19

HomeWararka

RW khayre oo la shiray Guddiga ka hortaga & Wacyigalinta Covid-19

Ra’iisul Wasaaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta Cudurka COVID19,kaas

Jarmalka oo 70 Million oo Euro Ugu Deeqay Soomaaliya (DHEGAYSO)
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo lagu eedeeyey cagajuglayn & cabsigalin xubnaha ururka ONLF (daawo)
Madaxwaynihii hore Xasan Sheekh oo ka hadlay socdaalkiisa Muqdisho (dhagayso + (sawiro)

Ra’iisul Wasaaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta Cudurka COVID19,kaas oo habeen walba ku qabsooma qaab dhnaca Mareegta Internet-ka ah.

Shirka ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada dalka ee Cudurka safmareenka ah ee Coronavirus iyo sida dowladda Soomaaliya u wajaheyso ka hortegida faafitaanka Cudurka.

Shirka ayaa waxaa lagu go’aamiyey qorshe ah in dhammaan goboladda dalka laga hirgeliyo xarumo caafimaad oo lagula tacaalo faafitaanka Feyruska Karoona, si sare loogu qaado bed-qabka ummadda iyo yareynta saameynta uu cudurkaani bulshada ku yeelnayo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: