HomeUncategorized

COD-Kaalinta Bangiyada Islaamiga ah ee horumarka bulshada oo Garoowe looga hadlay.

Garoowe, Nov 10 2016--Mid kamid ah hoteelada magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa xalay waxaa kadhacay shir muhiim ah oo siweyn loogu gorfaynayey horumarka bulshada reer Puntland gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha iyo kaalimaha bangiyada.

Jaaliyadda Puntland ee Britain oo taageertay go?aankii xukuumadda Puntland, soona dhaweysay in cilaaqaadka ay u jarto dawlada federaalka ah.
M/weynaha Puntland oo xilalkii ka qaaday guddoomiyayaasha gobollada Mudug iyo Cayn. [Akhris …]
Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Caawa 20, Febru, 2016 – Wariye Khadro Maxamed Maxamuud Daljir Boossaaso

Garoowe, Nov 10 2016–Mid kamid ah hoteelada magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa xalay waxaa kadhacay shir muhiim ah oo siweyn loogu gorfaynayey horumarka bulshada reer Puntland gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha iyo kaalimaha bangiyada.

Shirkaan ayaa waxaa siweyn loogaga hadlayaa kaalinta ay bangiyada Islaamiga ah ka qaadan karaan horumarka guud ee bulshada gaar ahaan kuwa reer Puntland iyadoona lagu casuumey mas’uuliyiin kala duwan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: